About Us

Hordhac

Waxbarashadu waa udub dhaxaadka aya bulsho ku taagan tahay, waa furaha guusha mustaqbalka aadanaha. Waxbarashadu waxa ay u leedahay bulshada faaa’idooyin badan sida ayada oo kobciso garaadka qofka iyo habka uu u fekero. Waxa kale oo ay sababtaa in qofku lahaado qorshe ku salaysan howlmaalmeedkiisa. Inaad aqoon yeelato waxa ay kaa caawisaaa inuu hagaago hab dhaqankaaga waxa ay kugu hagtaa wadada hormarka, taasoo aan kaligaa ku anficin ee faa’idadeedu bulshadu u gudubto . Dhisidda ay waxbarashadu dhisto shaqsiyadda qofka waxa ay sababtaa inuu qofku noqdo qof la noolaankara waxna la qeybsan kara bulshada oo dunida ku nool. Waxbarashadu ma dhammaato waxa uuna qofka ku jirayaa maalintii uu dhashay ilaa uu ka dhinto oo hadba wax cusub ayaa ku soo kordhaya. Waxbarashadu waa tan qofku ku helo sumcad iyo kalsooni qofeed, sidaa darted ayaa waxbarshadu muhiim ugu tahay nolosha aadanaha la’aanteeduna aan la gaareen horumar.

Ujeedada Ururka

 Ujeeddada ururka waa mid ballaaran, waxaase ugu
muhiimsan qoddobbadan hoose :
• Taakuleynta agoonta iyo inta danyar ubadka iyada oo
mudnaata koowaad ay tahay waxbaridda.
• In laga shaqeeyo isbaridda iyo macaamilka dhallinta
iyo ururka dal iyo dibad.
• In la mideeyo talada Danyarkaabe loona sameeyo majic.
Doorka ururka Danyarkaabe
• Inuu ka shaqeeyo isku xirka dal iyo dibad.
• Inuu abaabulo ururka kana soo qaado dhaqaalihii wax
lagu qaban lahaa
• Inuu turxaan bixiyo haddii madmadow soo dhexgalo
qaybaha ururka.
• Inuu soo jeediyo talooyin hiigsi mudan si loo
hormariyo

              YAASIIN AADAN CABDI

MAXAMED DAYAX MAXAMUUD

MAXAMED CABDI KULANE

CABDIMAALIK CABDIQAADIR XUSEEN

CABDULLAHI AADAN CABDI

MAXAMED MAHDI MAXAMED 

NAFISO XUSEEN MAXAMED

MAA’IDA SALAAD MAXAMED

SUMAYO AXMED SALAAD

SAYIDCALI MAXAMED AXMED

XUSEEN CABDI CALAS

IQRO CALI SHEEKHDOON

MAA’IDA AXMED MAXAMED

NADAR MAXAMED GABAYRE

SUMAYO SALAAD MAXAMED

NAJMA CALI SHEEKHDOON

LUUL SACIID MAXAMUUD

LAYLO CABDIQAADIR MAXAMED

AMRAN MAXAMED SHEEKHDOON

CABDIRISAAQ MAXAMED SHEEKHDOON

CABDINAASIR MAXAMED SHEEKHDOON

FAADUMO MAXAMED MAXAMUUD

IBRAAHIM MAXAMED MAXAMUUD 

NAJMA MAXAMED MAXAMUUD

IFRAAX CABDULLE MAXAMED

SHUKRI CABDULLE MAXAMED

RAYAAN CABDULLE MAXAMED

XASANKAAFI MAXAMUUD MAXAMED

MOWLIID AXMED CUMAR

CABDIFATAAX MAXAMED NUUR

Tirada Ardayda

46

Hadda

2

Dhammeysay

47

Guud ahaan