About Us
HORDHAC
Waxbarashadu waa udub dhaxaadka aya bulsho ku taagan tahay, waa furaha guusha mustaqbalka aadanaha. Waxbarashadu waxa ay u leedahay bulshada faaa’idooyin badan sida ayada oo kobciso garaadka qofka iyo habka uu u fekero. Waxa kale oo ay sababtaa in qofku lahaado qorshe ku salaysan howlmaalmeedkiisa. Inaad aqoon yeelato waxa ay kaa caawisaaa inuu hagaago hab dhaqankaaga waxa ay kugu hagtaa wadada hormarka, taasoo aan kaligaa ku anficin ee faa’idadeedu bulshadu u gudubto . Dhisidda ay waxbarashadu dhisto shaqsiyadda qofka waxa ay sababtaa inuu qofku noqdo qof la noolaankara waxna la qeybsan kara bulshada oo dunida ku nool. Waxbarashadu ma dhammaato waxa uuna qofka ku jirayaa maalintii uu dhashay ilaa uu ka dhinto oo hadba wax cusub ayaa ku soo kordhaya. Waxbarashadu waa tan qofku ku helo sumcad iyo kalsooni qofeed, sidaa darted ayaa waxbarshadu muhiim ugu tahay nolosha aadanaha la’aanteeduna aan la gaareen horumar.
UJEEDADA URURKA
Ujeeddada ururka waa mid ballaaran, waxaase ugu
muhiimsan qoddobbadan hoose :
• Taakuleynta agoonta iyo inta danyar ubadka iyada oo
mudnaata koowaad ay tahay waxbaridda.
• In laga shaqeeyo isbaridda iyo macaamilka dhallinta
iyo ururka dal iyo dibad.
• In la mideeyo talada Danyarkaabe loona sameeyo majic.
Doorka ururka Danyarkaabe
• Inuu ka shaqeeyo isku xirka dal iyo dibad.
• Inuu abaabulo ururka kana soo qaado dhaqaalihii wax
lagu qaban lahaa
• Inuu turxaan bixiyo haddii madmadow soo dhexgalo
qaybaha ururka.
• Inuu soo jeediyo talooyin hiigsi mudan si loo
hormariyo
YAASIIN AADAN CABDI
Dugsiga : Imaamu-shaafici
Fasalka: 7-aad
MAXAMED DAYAX MAXAMUUD
Dugsiga : Hiigsi
Fasalka: 12-aad
MAXAMED CABDI KULANE
Dugsiga : Hiigsi
Fasalka: 12-aad
ABSHIR SALAAD ODASUGE
Dugsiga : Hiigsi
Fasalka: 4-aad
CABDULLAHI AADAN CABDI
Dugsiga : Imaamu-shaafici
Fasalka: 9-aad
MAXAMED MAHDI MAXAMED
Dugsiga : Wiilwaal
Fasalka: 12-aad
SAACID MAXAMED GABEYRE
Dugsiga : Hiigsi
Fasalka: 4-aad
MAA’IDA SALAAD MAXAMED
Dugsiga : Mujamal
Fasalka: 10-aad
SUMAYO AXMED SALAAD
Dugsiga : Mujamal
Fasalka: 11-aad
SAYIDCALI MAXAMED AXMED
Dugsiga : Al-Furqaan
Fasalka: 9aad
IQRO MAXAMEED CALI
Dugsiga : Hiigsi
Fasalka: 7-aad
XUSEEN AXMED CUMAR
Dugsiga : Hiigsi
Fasalka: 10-aad
MAA’IDA AXMED MAXAMED
Dugsiga : Al-islaam (deyniile)
Fasalka: 8aad
NUURADIIN MAXAMED GABEYRE
Dugsiga : Hiigsi
Fasalka: 9-aad
SUMAYO SALAAD MAXAMED
Dugsiga : Mujamal
Fasalka: 11-aad
NAJMA CALI SHEEQOOW
Dugsiga : Al-Rayaan (km 13)
Fasalka: 11-aad
LUUL SACIID MAXAMUUD
Dugsiga : Al-Huda (siinaay)
Fasalka: 5aad
LAYLO CABDIQAADIR MAXAMED
Dugsiga : Al-Huda (siinaay)
Fasalka: 7aad
NUURADIIN MAXAMED NUUR
Dugsiga : Hiigsi
Fasalka: 9-aad
CABDIRISAAQ MAXAMED SHEEKHDOON
Dugsiga : Hiigsi
Fasalka: 8aad
CABDINAASIR MAXAMED SHEEKHDOON
Dugsiga : Hiigsi
Fasalka: 8aad
RAMLO MAXAMED GABEYRE
Dugsiga : Hiigsi
Fasalka: 10-aad
IBRAAHIM MAXAMED MAXAMUUD
Dugsiga : Daaru-Huda
Fasalka: 9-aad
NAJMA MAXAMED MAXAMUUD
Dugsiga : Daaru-Huda
Fasalka: 8-aad
IQRO CABDULLE MAXAMED
Dugsiga : Al Hadaad
Fasalka: 10-aad
SHUKRI CABDULLE MAXAMED
Dugsiga : Al Hadaad
Fasalka: 6-aad
RAYAAN CABDULLE MAXAMED
Dugsiga : Al Hadaad
Fasalka: 8-aad
XASANKAAFI MAXAMUUD MAXAMED
Dugsiga : Hiigsi
Fasalka: 12-aad
CABDISAMAD CABDIQAADIR XUSEEN
Dugsiga : Macmuur
Fasalka: 12-aad
ANAS XIDIG CALI AFRAX
Dugsiga : Daaru-Huda
Fasalka: 5-aad
NAFISO XUSEEN MAXAMED
Dugsiga : Al-Huda (siinaay)
Fasalka: 9-aad
XALIIMO AXMED CUMAR
Dugsiga : Al-ixsaan
Fasalka: 12-aad
MOWLIID AXMED CUMAR
Dugsiga : Al-ixsaan (kaxda)
Fasalka: 9-aad
CAASHO AXMED CUMAR
Dugsiga : Al-ixsaan
Fasalka: 12-aad
SURAYA MAXAMED AXMED
Dugsiga : Al-Furqaan
Fasalka: 12-aad
CABDI AXMED CUMAR
Dugsiga : Siidi
Fasalka: 12-aad
ISTAR MAXAMUUD HILOWLE
Dugsiga : Banaadir Zone
Fasalka: 10-aad
IBRAAHIM CUSMAAN MAXAMUUD
Dugsiga : Al-Huda
Fasalka: 6-aad
SALMA MAXAMED CALI
Dugsiga :Mujamal
Fasalka: 5-aad
Tirada Ardayda
39
guud ahaan
20
wiil
19
gabdho