Qormooyin

waa qaar ka mid ah qormooyin xiisoo leh.

Halkan kaga Bogo Qormooyin xiiso Leh

U samafalka agoonta iyo danyarta waa arrin saamyn badan ku leh bulshada waayo waxay sababtaa is jacayl iyo kalsooni dhexmarta dadka wax hesyta iyo kuwa saboolka ah.

Cali Shariif Carabow
From Mogadishu, Somalia

Afku waa summadda ay ummadi leedahay oo looga sooco ummada kale. Qofku inuu barto Afka ay qowmiyaddiisu ku hadasho waxay muhiim u tahay aqoonsigiisa muwaadinimo.

Cali shariif Carabow
From Mogadishu, Somalia

Waxyaabaha ugu mudan ee barbaariyuhu inuu ubadka baro looga baahan yahay waxa weeye xuquuqda ay labadiisa waalid ku leeyihiin, si uu baarri ugu noqdo, warkooda u maqlo, ugu samafalo, ugu adeego, kolkay gaboobaannal u daryeelo, codkiisa aanu codkooda ka kormarin, markay dhintaanna u soo duceeyo iwm oo xuquuq waajib ah iyo edeb waalidnimo oo lama huraan ah

Abdenuur umur
From Mogadishu, Somalia
faa'idad ay leedahay kheyrka oo la iska kaashado
Xuseen Cabdiqaadir
From Mogadishu, Somalia