Afku waa summadda ay ummadi leedahay
Afku waa summadda ay ummadi leedahay Waxaa qoray Ustaad Cali Shariif Carabow ( Xubin guddiga afsoomaaliga ah) Afku waa summadda ay ummadi leedahay oo looga sooco ummadaha kale. Qofku inuu barto Afka ay qowmiyaddiisu ku hadasho waxay muhiim u tahay aqoonsigiisa muwaadinimo. Haddii qofku uusan aqoon Afka ay qoladiisu ku hadasho, waxa uu noqonayaa qof […]
Afku waa summadda ay ummadi leedahay Read More »